Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey heshiis u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Indonesia. Heshiiskaan u dhaxeeyay labadaan dal ayaa ku saabsan in ay ka dhaafaan shuruudaha dal-ku galka dadka sita Baasaboorrada diblumaasiga...

Madaxweyne Ciro oo kormeer guud ku sameeyay taliska guud ee ciidanka Soomaaliland

0
Madaxweynaha Soomaaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Ciro ayaa ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey taliska guud ee ciidamada maamulka Soomaaliland. Sidoo kale, wafdigan uu madaxweyne Ciro...

Wafdi hordhac u ah Madaxweynaha Turkiga oo Muqdisho kusoo wajahan.

0
 Magaalada Muqdisho waxaa ka socda dhaqdhaqaaq lagu soo dhaweynayo wafdiga sare Dowladda Turkiga ka socda kaas oo hordhac u ah Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan...

Guddiga IMF oo ansixiyay dib u eegista labaad ee barnaamijka $3.4 bilyan ee Itoobiya.

0
Guddiga fulinta ee Sanduuqa Lacagta Adduunka ee IMF ayaa Jimcihii ansixiyay dib u eegista labaad ee barnaamijka maalgelinta Itoobiya ee hadda, sanduuqa ayaa sheegay,...

Axmed Madoobe oo ka degay magaalada Nairobi iyo wararkii ugu dambeeyay

0
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, kaddib markii uu ka duulay magaalada Kismaayo. Sidoo kale,...

Wasiirka Cadaalada Soomaaliya oo sheegay in aysan jirin cid ama ciidan is hortaagi kara...

0
 Wasiirka Garsoorka iyo Dastuurka Somaliya, Xasan Macalin, ayaa kooxaha mucaaradka ku ah ku eedeeyay inay caqabad ku yihiin sharciyadii ay soo saareen Xukuumadda iyo...

Howlgalka musaafurinta Trump oo bilaabanaya

0
Howlgallada lagu soo qabqabanayo iyo masaafurinta muhaajiriinta ugu nool Mareykanka sida sharci darrada ah ayaa lagu wadaa inay bilaabato maalinta ugu horeysa ee uu...

Hello world!

1
Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start writing!

Somali Judicial Training Institute Holds Annual High Council Meeting

0
The Chief Justice of the Supreme Court, Hon. Baashe Yusuf Ahmed, alongside Attorney General Dr. Suleiman Mohamed Mahmoud, presided over the fourth annual meeting...