Axmed Madoobe oo ka degay magaalada Nairobi iyo wararkii ugu dambeeyay

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, kaddib markii uu ka duulay magaalada Kismaayo. Sidoo kale, Axmed Madoobe iyo xubno la socday ayaa diyaarad gaar ah ka raacay magaalada Kismaayo, waxa ayna gaareen magaalada Nairobi, halkaas oo la filayo in uu kulamo kula qaato madax katirsan […]
