Soomaaliya & Indonesia oo Hishiis isfahan ka gaaray dhanka duulimaadka

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey heshiis u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Indonesia. Heshiiskaan u dhaxeeyay labadaan dal ayaa ku saabsan in ay ka dhaafaan shuruudaha dal-ku galka dadka sita Baasaboorrada diblumaasiga iyo shaqada, si loo fududeeyo arrimaha socdaalka ee labada dal. Kulanka oo uu guddoomiyey Ra’iisul […]