Diyaarad ka timid Addis Ababa oo wafdi heer wasiiro ah ka qaaday magaalada Kismaayo

Diyaarad ka timid magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa maanta ka degtay magaalada Kismaayo, waxa ayna halkaasi ka qaaday xubno ka tirsan golaha wasiirada Jubbaland & Odayaal dhaqan, oo ay qaarkood ku dajisay magaalada Doolow ee gobalka Gedo oo ay xayiraad duulimaad saartay Dowlada Somalia. Sidoo kale diyaaradan ayaa  u gudubtay magaalada Addis Ababa, […]