Madaxweyne Ciro oo kormeer guud ku sameeyay taliska guud ee ciidanka Soomaaliland

Madaxweynaha Soomaaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Ciro ayaa ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey taliska guud ee ciidamada maamulka Soomaaliland. Sidoo kale, wafdigan uu madaxweyne Ciro hor kacaayay ayaa waxaa qeyb ka ahaa wasiiro, xildhibaano iyo taliyeyaasha ciidamada kala duwan ee Soomaaliland. Dhanka kale, ujeedka socdaalka madaxweyne Ciro ayaa ahaa ukuur galida xaaladaha ciidanka Soomaaliland, iyo […]
