Wafdi hordhac u ah Madaxweynaha Turkiga oo Muqdisho kusoo wajahan.

 Magaalada Muqdisho waxaa ka socda dhaqdhaqaaq lagu soo dhaweynayo wafdiga sare Dowladda Turkiga ka socda kaas oo hordhac u ah Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan oo Soomaaliya kusoo imaanaya dhowaan. Wafdiga Turkiga ee Muqdisho imaanaya waxa ay gogol xaar u noqonayaan soo dhaweynta Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan iyo xubnaha kale ee safarka ku wehlinaya si guddigaas […]