Howlgalka musaafurinta Trump oo bilaabanaya

Howlgallada lagu soo qabqabanayo iyo masaafurinta muhaajiriinta ugu nool Mareykanka sida sharci darrada ah ayaa lagu wadaa inay bilaabato maalinta ugu horeysa ee uu si buuxda xukunka ula wareego madaxwaynaha cusub Donold Trump, sida ay ku warantay warbaahinta Mareykanka. Hawlgalada uu ku hanjabay Donald Trump oo loogu magacaabo “tsarka ” Tom Homan – ayaa laga […]
